Shirkad shaqaalaheeda ku soo rogtay amar yaab leh oo muran badan dhaliyey

Mid ka mid ah shirkadaha Shiinaha ee ka shaqeeya dhismaha ayaa aad loo dhaliilay ka dib markii ay soo baxday inay shaqaalaheeda ganaaxdo haddii ay bishii socon waayaan 180,000 kun oo tallaabo. Wargeyska Information Times ayaa baahaiyey in shaqaalaha shirkadan oo aan magaceeda la shaacin kuna taalla magaala Guangzhou ayaa shaqaalaha ganaaxday 0.01 yuan (lacagta … Continue reading Shirkad shaqaalaheeda ku soo rogtay amar yaab leh oo muran badan dhaliyey